Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay baryahanba waday Nidaam hufan oo dib loogu habaynayo Xeerka Maamulka Maaliyadda. Waxaa dib u habayn ballaadhan lagu sameeyey NIDAAMKA CASHUUR-QAADISTA IYO QAAB-DHISMEEDKA WAAXDA CASHUURAHA BERRIGA EE WASAARADDA.